Sheeko Madmadow Leh – Maxay Somalia Uga Dhigan Tahay Xubinnimada Kenya ee Golaha Amniga?

Jimcihii January 2, 2021 waxaa si rasmi ah u bilaabmay muddadii labada sanadood ahayd (2021-2022) ee Kenya ay xubin aan joogto ahayn ka noqon lahayd Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay (QM). Kenya waxay June 18, 2020 kaga guuleysatay Jabuuti hal cod ka kor tirada ugu hooseysa ee laga doonayay in xubin hesho, taas oo u dhiganta saddex dalool … Continue reading Sheeko Madmadow Leh – Maxay Somalia Uga Dhigan Tahay Xubinnimada Kenya ee Golaha Amniga?